Muqdisho ( Sh.M.Network)-Warbaahinta ayaa looga yeeray Hoteelka City Place ee Magaalada Muqdisho halkaas oo lagu wado in goor dhow lagu soo bandhigo Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur.

Waxaa la filayaa in Abuu Mansuur iyo qaar ka mid ah Wasiirada Xukuumdda Soomaaliya ay shir Jara’id ku qabtaan halkaas.

Wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco shabellenews.com.