Guddiga Joogtada ah ee Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa maanta ku gacan seyray soo jeediintii dhawaan ka timid Xeer Ilaaliya Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ee ku aadaneyd in Xasaanada lagala laabto 2 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Kulan ka dhacay xarunta Villa Hargeysa, islamarkaana uu shir guddoomiyay Afhayeenka Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” ayaa looga hadlay arrimhaasi, iyagoona ka soo saaray kulankaasi qodobo muhiim ah.

Halkaan hoose ka khriso:-