Afmadow ( Sh. M. Network )-Sarreeye Guuto Aadan Maxamuud Ibraahim (Koojaar) Taliyaha Ciidanka Booliska maamulka Jubbaland ayaa maanta taliye cusub u magacabay degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose.

Wareegto ka soo baxday taliye Koojaar ayaa waxaa taliyaha amniga ee degmadaasi loogu magacaabay G/ Dhexe Siyaad Macalin Bashiir.

Halkan hoose ka Akhriso:-