Muqdisho ( Sh. M. Network )-Kadib wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya ayaa lagu mamnuucay keenista qalabka qaar ee ay ku ciyaaraan xilliyada Ciida caruurta Soomaaliyeed.

Wareegtadan ayaa agu sheegay in dalka aan la keeni karin Qoryaha, Biskooladaha iyo waxyaabaha kale ee qarxa.

Halkan hoose ka akjriso:-