Cadaado (Sh.M.Network) –¬†Madaxwaynaha maamulka Galmudug garabka Cadaado, Axmed Maxamuud Xasan [Baasto] ayaa maanta oo Sabti ah wuxuu digreeto ku magacaabay Golle Wasiiro.

Wareegtadda oo ku taariikheysan 3-da bishaan November ayaa wasiiradda waxay ka kooban yihiin 11 inkasta oo aysan kasoo muuqan xubin dumar ah xili gabi ahaanba meesha laga saarey Wasaaradda Haweenka.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA WASIIRADA