Gaalkacyo ( Sh. M. Network )-Madaxweynihii hor ee Galmudug Maxamed Axmed Caalim oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in uu si toos ah u dhaqan galay heshiiskii Galmudug iyo Puntland, ee ku aadanaa isku dhufka Ciidamada.

Caalim ayaa tilmaamay in Ciidamadaasi haatan ay gacanta ku hayaan ammaanka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Waxaana ugu baaqay labada dhinac in ay ka wada shaqeeyaan nabadda iyo xasiloonida magaaladaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.