MACHADKA AL-ITQAAN EE BARSHADA QUR’AANKA OO HAB ONLINE OO CASRI AH SOO KORDHIYAY

Machadk AL-ITQAAN ee barasha Qur’aan Kariimka iyo Culuumtiisa  waxuu dhamaan bulsho waynta Soomaaliyeed ugu  bishaaraynayaa inuu soo kordhiyay hab cusub oo Online ah (Maqal...