Al-Shabaab oo sheegatay dilka Xildhibaan Cismaan Boqorre
Muqdisho (SMN) - Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegatay dilka Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre oo galabnimadii maanta lagu khaarijiyay magaalada Muqdisho.
Dhageyso: Warka Habeen ee Idaacada Shabelle
Muqdisho (SMN) - Akhristayaasha ku xiran website-keena waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen.
Hoos riix si aad...
Xildhibaan ka tirsanaa BF oo Muqdisho lagu dilay
Muqdisho (SMN) – Wararka laga helayo degmada Karaan ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in halkaasi goordhow lagu dilay Xildhibaan ka tirsan Aqalka...
Madaxweynaha Soomaaliya Oo gaaray dalka Masar
Qaahira (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Masar si ay uga...
Gargaar la masuq-maasuqay Oo lagu qabtay Baladweyne
Baladweyne (SMN) - Maamulka degmada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta gacanta ku dhigay raashin gargaar oo la masuq-maasuqay, kaas oo...
Sacuudiga oo gargaar gaarsiiyay Baladweyne
Baladweyne (SMN) – Hay’adda gargaarka ee King Salman ayaa kumanaan Qoys oo ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta...
Ciidanka Jubbaland Oo nin rayid ah ku dilay Kismaayo
Kismaayo (SMN) - Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Jubbaland ayaa maanta nin rayid ahaa ku dilay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada...
Al Shabaab oo xukun ka fuliyay G/ Jubbada Hoose
Kismaayo (SMN) - Maxkamad hoostagta
Al Shabaab ayaa maanta xukun ku fulisay Haweeney la sheegay in ay ku kacday fal
Zino ah.
Kenya Oo maxkamad soo taagtay Hooyo wiilkeeda loo heysto weerarkii DusitD2
Nairobi
(SMN) - Maxkamad ku taalla magaalada Nairobi ee xarunta dalka
Kenya ayaa la soo taagay Sakina Abdalla oo ah hooyada dhashay Ali Salim
Gichunge...
Sawirro:-RW Khayre Oo Xarigga Ka Jaray Xabsi cusub
Muqdisho (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre oo ka qayb galay maanta munaasabadda xuska 49-aad ee...