Ciidamada Jubbaland oo Gacanta ku dhigay Rag qaraxyo watay

Luuq ( Sh. M. Network )- Ciidamada ammaanka ee Maamulka Jubbaland ayaa saacadihii la soo dhaafay gacanta ku dhigay 2 Nin iyo qaraxyo ay...

Mareykanka oo sheegtay in uu dilay ku dhawaad 100 dagaalyahan oo ka tirsanaa Al...

New York ( Sh. M. Network )-Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay dileen ku dhawaad 100 ka mid ahaa dagaalyahannada Al Shabaab, kadib duqeymo...

Soomaaliland oo Digniin u dirtay Puntland

Hargeysa ( Sh. M. Network )-Musharraxa Xisbiga Kulmiye ee Soomaaliland Muusa Biixi ayaa fariin hanjabaad ah u diray Maamulka Puntland. Muusa Biixi ayaa sheegay in...

Diyaarado Dagaal oo Xalay duqeeyay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose

Afgooye ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay Saqdii dhexe diyaarado dagaal oo aan heybtooda la garaneyn...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-        

DHAGEYSO Barnaamijka Qubanaha Wararka Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)– Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Barnaamijka Qubanaha Wararka ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

DHAGEYSO Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

Dagaal culus oo ka dhacay Duleedka Degmada Bardaale

Dagaalkan oo u dhaxeeyay Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa Al Shabaab ayaa waxuu ka dhacay duleedka Degmada Bardale ee Gobolka Baay. Dagaalka ayaa yimid...

Maamulka Jubaland oo nin kufsi geystay ku wareejiyay Puntland

Taliska Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa maanta isagoo jeebaysan Puntland u dhoofiyay Eedaysane Abdirisaaq Warsame Axmed oo kufsi iyo dhaawac Magaalada Boosaaso ugu gaystay Gabar...

Sawirro:-RW Kheyre oo Shir Guddoomiyay Shirka Amniga oo beesha caalamka ay goob joog ahaayeen

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta guddoomiyey shir looga hadlayey howlgalka ciidamada ee...