Galmudug oo Awaamiir dul dhigtay diyaaradaha qaadka ee deegaanada Maamulkaas

Cadaado ( Sh. M Network )-Maamulka Galmudug ayaa Amaro culus dul dhigay diyaaradaha qaadka geeya deegaanada Maamulkaasi Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee...

Dagaal Beeleed xoogan Oo ka dhacay deegaanka Xeraale

Cadaado ( Sh. M. Network )-Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal Beeleed xoogan oo Xalay ka dhacay agagaarka deegaanka Xeraale ee gobolka...

Maamulka Gobolka Gedo oo sheegay in aan la aqbali karin Darbiga Kenya ay ka...

Baladxaawo ( Sh. M. Network):-Maxamed Xuseen  Al Qaadi  Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Gedo ayaa hoosta ka xariiqay in aan la aqbali Karin tallaabada...

Muwaadin Soomaaliyeed Oo lagu dilay dalka K/ Afrika

Pretoria  ( Sh. M. Network )-Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in Xalay Muwaadin Soomaaliyeed lagu dilay gudaha dalkaasi. Muwaadinkaasi oo lagu...

Talyaaniga oo Badbaadiyay Muhaajiriin ay Dooni kula dagtay Xeebaha Dalkaas

Rome ( Sh. M. Network )-Ciidamada Ilaalada Xeebaha dalka Talyaaniga ayaa sheegay in Doontani oo ay saarnaayeen Muhaajiriin African ah oo  ka soo shiracatay...

DHAGEYSO:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle

DHAGEYSO:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle

Faah faahinno ka soo baxaya dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan

Baladweyne ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal u dhaxeeyay Al Shabaab iyo Ciidamada Itoobiya oo ka dhacay G/...

Mareykanka Oo sheegtay duqeyn ka dhacday J/ Hoose

Kismaayo ( Sh. M. Network )-Howgalka Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in ay duqeeyeen fariisimo dagaalyahannada Al Shabaab ay kul eeyihiin meel 50 KMu...

Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada oo War ka soo saaray kuraasta Banaan ee Golaha Shacabka

Muqdisho ( Sh. M. Netwok )-Golaha Iskaashiga Maamul goboleedyada dalka ayaa maanta Warsaxaafadeed dhowr qodob ah ka soo saaray kuraasta weli ka banaan Xildhibaanada...

Qaban qaabo lagu soo dhaweynayo R/Wasaare Khayre Oo ka socota Garowe

Garowe ( Sh. M. Network )-Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku...