Diyaarado Dagaal oo duqeymo ka geystay Gobolka Jubbada Hoose

Kismaayo ( Sh. M. Network):-Diyaarado dagaal ayaa duqeymo xoogan ka fuliyay tuulooyin ku dhow dhow deegaanka Diif ee Gobolka Jubbada Hoose. Wararka ayaa sheegaya In...

Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Magaalada Gaalkacyo.

Gaalkacyo ( Sh. M. Network):-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaai Farmaajo ayaa ku wajahan Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Waxaana soconeysa qaban qaabo ballaaran oo ku aadan...

Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle.

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato:-

Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Arrimo muhiim ah

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre,  ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka Khamiislaha ah ee Golaha Wasiiradda...

Ciidamo ka wada tirsan kuwa DFS oo ku dagaalamay Dharkenley

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Iska hor imaad xoogan oo u dhaxeeyay Ciidamo ka wada tirsan kuwa Dowladda ayaa maanta ka dhacay Degmada Dharkenley...

Tiro Hoobiyeyaal Ah Oo Ku Dhacay Nawaaxiga Xarunta Madaxtooyada

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya tiro Madaafiic ah oo Duhurnimadii maanta ku dhacay Agagaarka Xarunta Madaxtooyada...

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Boosaaso

Boosaaso ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka...

Mareykanka Oo Muwaadiniintiisa Uga Digay In Ay U Safraan Dalal Ay Ku Jirto Soomaaliya

Washington ( Sh. M. Network )-Dowladda Mareykanka ayaa Muwaadiniinteeda ugu digtay in u safran 10 dal oo ay ku jirto Soomaaliya, sababo amaan daro...

Al Shabaab oo sheegtay qarax ka dhacay G/ Shabeelaha Hoose

Afgooye ( Sh. M. Network )-Xarakada Al Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda qarax xoogan oo Barqanimadii maanta ka dhacay G/ Shabeelaha Hoose. Qaraxa oo ahaa nuuca...

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacday G/ Shabeelaha Hoose

Afgooye ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn khasaaro geysatay oo Xalay Saqdii Dhexe diyaarado dagaal ay ka fuliyeen...