DHAGEYSO Barnaamijka Qubanaha Wararka Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)– Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Barnaamijka Qubanaha Wararka ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

Israsaaseyn Caawa Ciidamo ka wada tirsan DF ku dhexmartay Degmada Dharkeynleey.

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Israsaaseyn u dhexeysay Ciidamo ka wada tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa Caawa waxa ay ka dhacday Degmada Dharkeynleey ee...

DHAGEYSO Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

DEG DEG: Wasiirka Gaashaandhiga ee XFS oo iscasilay

Muqdisho (Sh M Network) -- Wasiirka Gaashaandhiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, C/rashiid Cabdullaahi Maxamed ayaa ku dhawaaqay maanta in uu iska casilay xilka Wasiirka...

DEG DEG: Taliyihii Ciidamada Xooga Dalka oo iscasilay

Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Axmed Jimcaale Cirfiid ayaa goordhow ku dhawaaqay in uu iska casiliyay XilkanTaliyaha Ciidamada Xooga. Taliye Cirfiid ayaa ku dhawaaqay...

Dekedda Boosaaso oo Maanta lagu wareejiyay Shirkadda P&O Ports

Boosaaso ( Sh. M. Network )-Waxaa maanta si rasmi shirkadda P&O Ports loogu wareejiyay maamulka Dekedda Boosaaso, kadib Munaasabad ka dhacday xarunta Wasaaradda Dekedaha...

Saraakiil ka tirsan Ciidanka kenya oo ka badbaaday weerar ay ku qaadeen Al Shabaab

Gaarisa ( Sh. M. Network )-In ka badan toban sarkaal oo ka tirsan ciidamada booliska ee dalka Kenya ayaa si dirqi ah ugu badbaaday...

Ciidamada Kenya oo Saldhig cusub ka sameystay Ceelwaaq

Ceelwaaq ( Sh. M. Network )-Korneyl Maxamed Xasan Isxaaq oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa sheegay in...

Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu Laabtay Magaalada Cadaado

Cadaado ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Maamulka Galmudug iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxa ay maanta dib ugu laabteen Magaalada Cadaado ee xarunta KMG...

Dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Bakool

Xudur ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaal khasaaro geystay uu maanta ka dhacay deegaanka Abal oo hoostaga...