Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-      

Wasaaradda Waxbarashada oo wado qorshe dib loogu soo celinayo Manhajkii Waxbarashada Dalka

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa sheegay in ay wadaan qorshe dib...

Ciidamada Galmudug oo Gacanta ku dhigay Nin dil ka geystay Gaalkacyo

Gaallkacyo ( Sh. M. Network )-Ciidamada ammaanka ee Maamulka Galmudug ayaa gacanta ku dhigay Nin lagu eedeeyay in shalay Magaalada Gaalkacyo uu ku dilay...

Midowga Yurub oo tababarayo ciidamada Badda ee Maamulka Galmudug

Cadaado ( Sh. M. Network )-Saraakiisha Ciidamada qeybta ka howgalka Atalanta ayaa bilaabay in tababar iyo daawooyin caafimaad ay siiyaan Ciidamada Maamulka Galmudug. Saraakiishan ayaa...

Madax ka tirsan dowladda oo ka qeyb galay Munaasabadda Maalinta Calanka (Sawirro)

Muqdisho ( Sh. M. Networkj)-Munasabad weyn oo lagu xusayay maalinta Calanka ee 12 October ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan garoonka Kubadda...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-      

DHAGEYSO Barnaamijka Qubanaha Wararka Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)– Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Barnaamijka Qubanaha Wararka ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

DHAGEYSO:-Barnaamijka Diirada Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Barnaamijka Diirada Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

DHAGEYSO Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay midnimo iyo wada-shaqeyn

Muqdisho (Sh M Network)--Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) wuxuu si dhaw ula socdaa dareenka ay muujiyeen madaxda Dowlad Goboleedyada Jamhuuriyadda...