Madaxda Maamul Goboleedyada oo lagu eedeeyay in ay baalmareen Dastuurka Dalka

Muqdisho (Sh M Network)—Xildhibaan Axmed Mayoow Korneel Rush oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka fedaraalka Soomaaliya ayaa sheegay in hogaamiyaasha maamul goboleedyada ee dhawaan...

Al Shabaab oo Gaari Xumuul ah ka qabsaday Ciidamada Kenya

Ceelwaaq (Sh M Network)—Wararka laga helayo Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegay in Xoogaga Ururka Al Shabaab, ay Xalay la wareegeen gaari xamuul...

DHAGEYSO Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Warka Subax ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

Dowlada Iran oo Madaxda DFS kala hadleysa muwaadin looga dilay Somalia

Tehran (Sh M Network)—Wasaaradda Arimaha dibada dalka Iiraan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay dilka Captain u dhashay dalkaasi, oo lagu dilay biyaha dalka...

DHAGEYSO Barnaamijka Qubanaha Wararka Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)– Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Barnaamijka Qubanaha Wararka ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

Israsaaseyn Caawa Ciidamo ka wada tirsan DF ku dhexmartay Degmada Dharkeynleey.

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Israsaaseyn u dhexeysay Ciidamo ka wada tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa Caawa waxa ay ka dhacday Degmada Dharkeynleey ee...

DHAGEYSO Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

DEG DEG: Wasiirka Gaashaandhiga ee XFS oo iscasilay

Muqdisho (Sh M Network) -- Wasiirka Gaashaandhiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, C/rashiid Cabdullaahi Maxamed ayaa ku dhawaaqay maanta in uu iska casilay xilka Wasiirka...

DEG DEG: Taliyihii Ciidamada Xooga Dalka oo iscasilay

Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Axmed Jimcaale Cirfiid ayaa goordhow ku dhawaaqay in uu iska casiliyay XilkanTaliyaha Ciidamada Xooga. Taliye Cirfiid ayaa ku dhawaaqay...

Dekedda Boosaaso oo Maanta lagu wareejiyay Shirkadda P&O Ports

Boosaaso ( Sh. M. Network )-Waxaa maanta si rasmi shirkadda P&O Ports loogu wareejiyay maamulka Dekedda Boosaaso, kadib Munaasabad ka dhacday xarunta Wasaaradda Dekedaha...