Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Wariye Axmed Xasan Colaad oo ku geeriyooday Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Allaha u naxariirtee Wariye Axmed Xasan Colaad oo ka mid ahaa wariyaasha ka howgala Magaalada Muqdisho kana tirsanaa shaqaalaha...

Madaxweyne Farmaajo Oo U Ambabaxay Sacuudiga (Sawirro)

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u ambabaxay dalka Boqortooyada Sacuudiga. Safar shaqo oo qaadanaya muddo...

Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur  ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Sawirro:-Madaxweynaha oo ka qeybgalay munaasabadda caleema-saarka Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka qayb galay xafladda caleema-saarka Guddoomiyaha cusub ee Golaha...

QM oo Digniin u dirtay Mucaaradka Dowladda

Muqdisho ( Sh. M. Neetwork )-Ergayga Qaramada Midobay u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Maechel Keating oo Golaha Ammaanka ee QM uga warbixinayay xaaladda dalka ayaa...

Dhageyso:-Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Dalxa “Afgooye waxa ay noqotay Kawaan dadka lagu dilo”

Afgooye ( Sh. M. Network )-Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BFS ayaa ka hadlay ammaan darida baahsan ee...

Kenya Oo Sheegtay In Ay Ka Hortagtay Weerarada Al Shabaab ay ka geystaan dalkaasi

Nairobi ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in milateriga dalkaasi ay ka hortageen weeraro Al Shabaab ay doonayeen in ay...

Xuutiyiinta dalka Yemen Oo ka hadlay Khilaafka Soomaaliya iyo Imaaraadka

Sanca ( Sh. M. Network )-Madaxa guddiga kacdoonka sare ee Ururka Xuutiyiinta dalka Yemen Maxamed Al-Xuuti ayaa ku dhawaaqay in ay ka taageerayaan DFS...