XFS Oo ka hadashay qorshaha Maxkamadda CQS lagu geeyay magaalada Gaalkacyo

Muqdisho ( Sh. M. Ntwork )-Agaasimaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Sonkor Jaamac Geyre ayaa shaaca ka qaaday sababaha xarunta Ciidamada qalabka sida loo...

K/ Afrika Oo Xukuntay Nin u dhashay dalkaasi Oo dilay Muwaadiniin Soomaaliyeed

Cape Town ( Sh. M. Network )-Maxkamad ku taalla dalka Koonfur Afrika, gaar ahan magaalada Cape Town ayaa 35 Sano oo xabsi ah ku...

Sawirro:-Shir looga hadlayo arrimaha Barakacayaasha iyo Qaxootiga Oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho ( Sh.  M. Network )-Shirkan wadatashi oo looga hadlayo Arrimaha Barakacaayaasha iyo Qaxootiga Soo laabtay ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkaan oo uu...

Suudaan Oo soo Badbaadisay Muhaajiriin lagu heystay dalkaasi

Khartoum  ( Sh. M. Network )-Saraakiisha ammaanka ee dalka Suudaan ayaa sheegay in ay soo badbaadiyeen illaa iyo 177 Qof oo muhaajiriin Afrikaan ah,...

Isbaarooyin hor leh Oo la soo dhigay G/ Galgaduud

Cadaado ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in Jidgooyooyin hor leh saacadihii la soo dhaafay la...

Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Madaxweynaha S/land Oo amaro dul dhigay Wasiirada maamulkaasi

Hargeysa ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu soo warramayaa in Awaamiir culus uu dul dhigay Golaha Wasiirada ee maamulkaasi. Warsaxaafadeed...

Taliska Ciidanka Xogga Dalka oo Turkiga ka guddoomay Labis Ciidan

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa guddoomay Dareeskan Ciidan oo Dowladda Turkigu ay ugu talagashey Ciidamada Cirka iyo Badda oo...

XFS Oo Wada qorshe lagu soo deynayo maxaabiista ku xiran Jordan iyo Liibiya

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ra’iisul waaare ku xigeenka dalka ayaa sheegay in XFS ay ku howlan tahay sidii...

Yariisow Oo ka hadlay Xirnaashaha Waddooyinka magaalada Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Eng C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa waxaa uu ka warbixiyay kulan uu Xalay...