Ciidamada J/land Oo howlgallo ka sameeyay Kismaayo

Kismaayo ( Sh. M. Network )-Ciidamada ammaanka ee maamulka Jubbaland ayaa saaka howlgallo ballaaran ka sameeyay gudaha magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Howlgallada oo...

MD Farmaajo Oo mar kale shir ku martiqaaday GIDG

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa isaga oo garwaaqsan baahida loo qabo ilaalinta midnimada, wadajirka...

Dhageyso:-Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Dhageyso: Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle

Muqdisho (Sh.M.Network) - Dhageystayaasha idaacadda Shabelle ee ku xiran website-keena waxaan halkaan hoose aan idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad udhageysato  

Fahfaahin laga helayo wariye lagu dilay Ceelasha Biyaha

Muqdisho (Sh.M.Network) - Dabley hubeysan oo la sheegay inay wateen Gaari nooca raaxadda ah ayaa Gabal-dhicii maanta Sabtida maanta ah waxay ku dishay degaanka...

Caruur ku dhimatay Qarax ka dhacay Muqdiso

Muqdisho (Sh.M.Network) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxay Qarax loo adeegsaday Bam-gacmeed iyo Iska hor-imaad xoogan ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ku dhex-maray magaalada...

Dhageyso: Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh.M.Network) – Dhageystayaasha idaacadda Shabelle ee ku xiran website-keena waxaan halkaan hoose aan idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad udhageysato

Wasiir Cawad oo fahfaahiyey qodobada kasoo baxay shirka OIC

Muqdisho (Sh.M.Network) - Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa ku tilmaamay Shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka OIC mid taariikh...

Golaha Shacabka Oo ka hadlay qodobo muhiim ah

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. Kulanka ayaa ahaa kii 18-aad ee kalfadhiga...

Shacabka Cadaado Oo taageeray Axmed Baasto

Cadaado ( Sh. M. Network )-Banaanbax ballaaran oo lagu taageerayay Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Maxamuud Xasan ( Axmed Baasto ) ayaa maanta ka...