30 C
Mogadishu
Wednesday, November 21, 2018

Al-shabaab Oo Goob Fagaaraa Ku Toogtay Labo Ruux

Jilib ( Sh. M. Network )-Goob fagaaro ah oo ku taala dagmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhaxe Al-shababna ay ugu magacdareen fagaaraha Macalin Aadan...

Dowlada Soomaaliya Oo Ka Hadahashay Weerarkii Shaley Ka Dhacay Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daahir Maxamuud Geelle, ayaa sheegay in al-Shabab ay guul darro xoog leh kala...

Dhageyso:-Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle.

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Dhageyso:-Warka Habeen Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkan ka Dhageyso Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Dagaal khasaaro geystay Oo ka dhacay duleedka Qoryooley

Qoryooley ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xoogan oo Duhurnimadii maanta ka dhacay duleedka degmada...

Xubno ka tirsan maamulka Sh/ Hoose Oo loo xiray Dhuxul laga dhoofiyay Baraawe

Baraawe ( Sh. M. Network )-Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa ka warbixiyay safar isaga iyo wafdi uu hoggaaminayay dhawaan...

Sawirro:-Taliye Bogmadow Oo maanta xilka la wareegay

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Taliyaha qeybta 43aad ee Ciidanka Xoogga dalka General Cali Maxamed Maxamuud (Bogmadow) ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay...

Maxkamadda CQS Oo mar kale u fariisatay dacwad ka dhan ah 18 eedeysane

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Xafiiska Xeer ilaalinta ciidammada Qalabka sida ayaa maxkamadda darajada 1-aad horkeennay caddeymaha dambiyadii lagu soo eedeeyey 18 xubnood oo...

Madaxweyne Farmaajo Oo U Ambabaxay dalka Belgium-ka

Brussels  ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Magaalada Brussels...