Faah faahinno ka soo baxaya dagaal ka dhacay Gobolka Bari

Boosaaso ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo Al Shabaab iyo Ciidamada Puntland Saacadihii la soo dhaafay...

Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-    

Dhageyso Barnaamijka Maxaa Ka Run Ah Wixii La Sheegay?

Muqdisho ( Sh.M.Network):Halkaan ka dhageyso Barnaamijka Maxaa ka run ah wixii la sheegay? Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Maraykanka oo Joojinaya Sahayda Milatari oo uu siiyo Soomaaliya.

Washington ( Sh. M. Network):- Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in ay wado qorsho ay ku  joojineyso kaalmada dhinaca saadka ah  ee ay...

Dowladda Soomaaliya oo wadda dadaallo ay dib ugu soo celineyso Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku...

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Xaamud ayaa sheegay in ay wadaan dadaallo ay dib ugu soo celinayaan Maxaabiista Soomaaliyeede...

ku dhawaad 15 qof oo ugu geeriyooday Cudurka Shuban Biyoodka Gobolka Hiiraan

Baladweyne ( Sh. M.Network):-Illaa 14 qof ayaa ku geeriyooday deegaanno ku dhow dhow Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan kadib markii uu halkaas ka dillaacay...

Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle.

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-  

Dhageyso:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle.

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle.

Madaxweynaha Soomaaliland oo Magacaabay Golihiisa Wasiirada

Hargeysa ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha cusub ee Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Magacaabay Golihiisa Wasiirada ee Maamulkaasi. Wasiirada la Magacaabay ayaa tiro ahaan...

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka oo gaaray Magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo ( Sh. M. Network )-Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas C/wali Jaamac Warsame Gorod ayaa goordhow gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka...