Sawirro:-QM oo sheegtay in 2017 Soomaaliya lagu dilay 2,078 Qof

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Magaalada Muqdisho ayaa soo saaray Warbixin la xariirta tirada dadka lagu dilay Sanadkan Gudaha Soomaaliya. Waxaana...

Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur  ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-        

Al Shabaab oo weerar Madaafiic ah ku qaaday deegaanka Af-urur

Boosaaso ( Sh. M. Network )-Dagaalayahanno ka tirsan Al Shabaab ayaa Xalay weerar Madaafiic ah ku qaaday Saldhig Ciidamada Puntland ay ku leeyihiin Duleedka...

RW Kheyre “Xukuumadaydu Wax Dulqaad Ah Uma Yeelan Doonto Musuqmaasuqa”

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlayey maalinta caalamiga ah ee ku astaysan la...

Dilal qorsheysan oo Xalay Siyaabo kala duwan uga dhacay Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Netwoprk )-Waxaa Xalay dilal qorsheysan siyaabo kala duwan ay uga dhaceen Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho. Dilalkan ayaa ka kala dhacay...

Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu soo laabtay Dalka

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Mudane Maxamed C/llaahi farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyowafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa saaka dalka dib ugu soo...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-      

QM Midoobay oo dalbatay Lacago lagu caawinayo  Dalal ay ku jirto Soomaaliya

New York ( Sh. M. Network )-Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Lacag gaareysa hal bilyan oo Dollar ka dalbaday Sanduuqa gargaarka...

Sawirro:- Masar oo deeq daawo ah soo gaarsiisay Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Diyaarad nuuca Mileteriga ah oo ka timid dalka Masar, islamarkaana siday deeq daawo ah oo gaareysa 5-tan ayaa soo...

Sawirro:-Madaxweynaha oo ugu baaqay Madaxda Afrika in la iska kaashado abuurista jawi maalgashi.

Sharma Sheekh ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi oo ka qeyb-galaya Madasha Ganacsiga Afrika 2017 ee magaalada Sharma Sheekh...