Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Dalka Mareykanka

Washington (Sh. M. Network)-Booliska Mareykanka ayaa toogasho ku dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay in uu Mindi ku weeraray Askari ka tirsan ciidamada booliska...

Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh. M. Network)-Waxaad halkaan ka dhageysan kartaa Warka Subax Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho. Si aad u dhageysato Riix halkaan hoose:-            

Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyay Geeridii Ku Timid Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda

Muqdisho (Sh. M. Network)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay Geeridii ku timid Dr. Cabdiraxmaan Jaamac Barre oo ku Geeriyooday...

DHAGEYSO Barnaamijka Qubanaha Wararka ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Barnaamijka Qubanaha Wararka ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

DHAGEYSO Barnaamij gaar ah oo looga hadlayo cadaallad darrida Dalka

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Barnaamij gaar ah oo looga hadlayo cadaallad darrida Dalka Soomaaliya.

DHAGEYSO Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

Uganda oo qiimeynayso howlgalka AMISOM ee Soomaaliya

Muqdisho (Sh. M. Network)-Taliyaha ciidanka xoogga Dalka Uganda ayaa booqasho ku yimid Soomaaliya, taasi oo ku aadan u kuur galida howlaha ciidanka AMISOM ee...

Baarlamaanka Hirshabelle oo Kulan Xasaasi ah ku yeeshay Magaalada Jowhar

Jowhar (Sh. M. Network)-Xildhibaanada Maamulka Hirshabelle oo maanta kulan ku yeeshay Xarunta Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa uga hadlay Ajandayaal ay ka...

Ku Dhawaad 40 Xildhibaan oo Saxiixay Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Shariif Xassan

Baydhabo (Sh. M. Network)-Xildhibaan Axmed Maxamed Cali oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya oo u warramayay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay...

Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare oo Dib loo Howlgaliyay (Sawirro)

Kadib Munaasabad maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho ayaa waxaa dib loogu howlgaliyay dhismaha Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare. Waxaana ka qeyb galay Munaasabadaasi...