Madaxweynaha Jubbaland oo Kulan La Qaatay waxgaradka Baladxaawo

Baladxaawo ( Sh. M. Neetwork )-Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Axmed Madoobe) ayaa xalay kulan kula qaatay degmada Baladxaawo Odayaasha dhaqanka degmadaasi...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-      

Ciidamo ka wada tirsan kuwa DF oo saaka ku dagaalamaya Muqdisho

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Dagaal u dhexeeya Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya , islamarkaana Kala Taabacsan Nabad Sugida iyo Milatariga ayaa saaka waxa uu...

DHAGEYSO Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.    

Madaxweyne Axmed Madoobe oo gaaray Magaalada Baladxaawo

Baladxaawo ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Maamulka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa booqasho ku tagay Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo . Magaaladan ayaa...

Maamulka G/Sh. Hoose oo Baaritaan ku haya Kufsi laga geystay Degaanka Bariire 

Afgooye ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan oo ku labisan dareeska ciidamada dowladda ay dhac...

DHAGEYSO Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.  

Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo howlgallo ka wada Magaalada Xudur

Xudur (Sh M Network)—Howlgalladan oo ah kuwa ballaaran ayaa Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM waxey ka wadaan qeybo ka...

Kenya oo kordhineysa Weerarada ka dhanka ah Al Shabaab

Lamu (Sh M Network)—Saraakiil ka tirsan laamaha ammaanka ee dalka Kenya ayaa shaacay ka qaaday in ay xadidayaan weerarada alshabaab ay ka gaystan gudaha...

Madaxweyne Gaas oo dib ugu soo laabtay Magaalada Boosaaso

Boosaaso (Sh M Network)—Madaxweynaha Maamulka Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Boosaso ayaa ka warbixiyay safar uu ku tagay...