Xukuumadda Soomaaliya oo dagaalka Al Shabaab kala kaasahaneyso Sheekh Mukhtaar Roobow

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan “Yarisow" oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka...

Wasiirada Amniga iyo Maaliyadda oo Hortagay Golaha Shacabka

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ay maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxaa shir guddoomiyay Afhayeenka Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Xildhibaanada...

Sawirro:-Shir looga hadlayay dagaalka Al Shabaab oo ka dhacay Gaarisa

Gaarisa ( Sh. M. Network )-Shir looga hadlayay iskaashi laga sameeyo dagaalka AlS Shabaab xoojinta Ganacsiga iyo iskaashi dhanka maamulka oo u dhaxeeya maamuLlada...

Sawirro:-Wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne Xaaf oo Gaaray Jabuuti

Jabuuti ( Sh. M. Network )-Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle “Xaaf’ ayaa maanta gaaray Caasimadda Djabuuti ee Dalka...

Australia oo Xirtay Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay Argagixisanimo

Victoria ( Sh. M. Network )-Ciidamada booliska ee Dalka ayaa soo xiray Cali Khaliif Shire oo Asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya, kaas oo...

Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda oo soo saartay Awaamiir cusub

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow 'Ducaale" ayaa ka warbixiyay Amaro cusub oo ku aadan sidii loo...

Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:  

Dhageyso Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh.M.network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-  

Culumaa’udiinka Soomaaliyeed oo Cambaareeyay Go’aanka Mareykanku uu Qudus ugu aqoonsaday Caasimadda Israel

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Iyadoo Xalay Madaxweynaha Mareykankua Donald Trump u aqoonsaday Magaalada barakaysan ee Qudus in ay noqoto Caasimada Israel ayaa  arrintaasi...

Booliska Kenya oo Toogtay Nin looga Shakiyay Shabaabnimo

Mombasa ( Sh. M. Network )-Ciidamada Booliska ee Dalka Kenya ayaa Toogasho ku dilay Ali Xamis Mzomo oo 30 jir ahaa, kuna sugnaa gurigiisa...