Midowga Afrika oo Beesha Caalamka ka Dalbaday in loo Gurmado dadkii ku Waxyeeloobay Qaraxii...

Addis Ababa ( Sh. M. Network )-Ururka Midowga Afrika ayaa dalalka Beesha Caalamka ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan gurmadka lagu samata bixinayo...

Ku dhawaad 100 xildhibaan oo Saxiixay Mooshin ka dhan ah madaxweynaha Koonfur Galbeed

Baydhabo ( Sh. M. Network )-Xildhibaan Amiin Maxamed Faarax oo ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed oo u warramay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in...

Afar Caruur ah oo ku Geeriyootay Gobolka Shabeelaha Dhexe

Jowhar ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in deegaanka Xawaadley oo qiyaastii 30 KM u jira magaalada Jowhar...

Dhageyso:-Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-      

Saraakiisha Midowga Yurub oo ka wada hadlay la dagaalanka Burcadbadeeda

Djabouti ( Sh. M. Network )-Taliyeyaasha Ciidamada Midowga Yurub ayaa kulan looga hadlayo howlgalka ka dhanka ah Burcadbadeeda Soomaalida ku yeeshay Dalka Jabouti. Taliyeyaashani oo...

Ciidamo ka tirsan kuwa DFS oo qarax lagula eegtay Sh/ Hoose

Wanlaweyn ( Sh. M. Network )-Ciidamo ka tirsan kuwa DFS ayaa lagu soo warramayaa in Barqanimadii maanta qarax xoogan lagula eegtay duleedka degmada Wanlaweyn...

Rag Hubeysan oo Wiil dhalinyaro Ah ku dilay Gaalkacyo

Gaalkacyo ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay Magaaladaasi lagu dilay Wiil dhalinyaro ahaa...

Shir ka dhan ah Kooxda Daacish oo ka furmay Jordan

Amman ( Sh. M. Network )-Shirkan oo looga hadlayo ka hortaga maalgelinta iyo taageerada Kooxda Daacish ee ku sugan dalal ay Soomaaliya ka mid...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-      

RW Kheyre oo la kulmay Wasiirka Arimaha Dibadda ee Shiinaha

New York (Sh M Network)—Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ku sugan magaalada New-York ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibedda dalka Shiinaha...