Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Ciidamada Galmudug Oo howlgallo ka sameyay gobolka Mudug

Gaalkacyo ( Sh. M. Network )-Ciidamada ammaanka ee maamulka Galmudug ayaa maanta howlgallo ballaaran ka sameeyay nawaaxiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Howlgallada oo...

Jubbaland Oo lagu eedeeyay tacadiyo ka dhan ah shacabka deegaanada maamulkaasi

Kismaayo ( Sh. M. Network )-Nabadoon Maxamed Yuusuf Isaaq oo ka mid ah waxgaradka ka soo jeeda gobollada Jubbooyinka ayaa eedeymo ka dhan ah...

Qarax khasaaro geystay Oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )- Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo barqanimadii maanta ka dhacay deegaanka Garasbaaley ee...

Taliska Ciidamada AMISOM Oo sheegay in ay bilaabayaan ka bixitaanka Soomaaliya

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Howlgalka nabad ilaalinta Ururka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegay in wadaan qorshe ay doonayaan in ay si tar...

Mas’uul ka tirsanaa Wasaaradda arrimaha Diinta iyo Awqaafta Oo lagu dilay qarax ka dhacay...

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax gaari oo saakay ka dhacay agagaarka Taalada Daljirka...

Dhageyso:-Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Muwaadin Soomaaliyeed Oo lagu dilay dalka K/ Afrika

Pretoria  ( Sh. M. Network )-Wararka naga soo gaaraya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in Xalay Muwaadin Soomaaliyeed lagu dilay gudaha dalkaasi. Muwaadinkaasi oo lagu...

Ciidamada Dowladda Oo xiray Waddooyin ku yaalla Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ciidamada ammaanka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xalay xiray Waddooyin hor leh oo ku yaalla gudaha M/...

R/W Kheyre Oo ka Warbixiyay Natiijada Shirkii Lusaka

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo shalay gelinkii dambe dib ugu soo laabtay dalka ayaa...