Gaari ay la socdeen shacab Oo lagu rasaaseeyay Sh/ Dhexe

Jowhar ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo gobolka Sh/ Dhexe ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe kooxo hubeysan Gaari Deyno ah oo ay...

Hay’adaha amniga dalka Oo dib u habeyn lagu sameeyay

Muqdisho ( Shg. M. Network )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib u habeyn ballaaran ku sameeyay qaar kamid ah...

Madaxweyne Farmaajo Oo maanta ku wajahan Jabuuti

Jabuuti ( Sh. M. Network )-Maxmed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa in maanta ay u ambabaxaan dalka Jabuuti. Wafiga...

Dhageyso:-Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Dhageyso:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle

DHAGEYSO:-Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Dhageyso:-Warka Habeen Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

R/wasaare ku xigeenka dalka Oo Daah furay Carwada bandhiga Buugaagta Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ra’iisul wasaare xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ( Qadar ) ayaa maanta daah furay Carwada Bandhiga Buugaagta...

Kenya Oo baadi goobeyso Haween ka tirsan Al Shabaab 

Nairobi ( Sh. M. Network )-Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay ku raad joogto Haween ka tirsan Xarakada Al Shabaab, kuwaasi oo sanad ka...

Ciidamada P/land Oo howlgallo ka sameeyay Mudug

Gaalkacyo ( Sh. M. Network )-Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa maanta howlgallo ka sameeyay qeybo ka mid ah gobolka Mudug. Howlgallada oo ahaa kuwa...

Burundi Oo xukuntay Macalin Imtixaan ku matalay Askari ka tirsan Ciidamada AMISOM Ee Somalia

Bujumbura ( Sh. M. Network )-Maxkamad ku taalla dalka Burundi ayaa xukuntay Macalin ka soo jeeda dalkaasi, kaas oo lagu helay dambi ah in...