Hindiya oo Xukunno Xabsi ah ku riday Muwaadiniin Soomaaliyeed

Mumbai  (Sh. M. Network)- Maxkamad ku taalla Magaalada Mumbai ee Dalka Hindiya , ayaa xukunno xabsi ah ku riday 16 Ruux oo Soomaali ah,...

Koox hubeysan oo Gaadiid ka afduubtay Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya.

Mandera (Sh.M.Network)-Koox hubeysan oo loo maleynayo in ay ka tirsan yihiin Xoogaga Xarakada Al Shabaab ayaa Weerar dhabo gal ahaa ku qaaday gaadiid marayay...

Suuqyada Ganacsiga Magaalada Garoowe oo maanta Xiran.

Garoowe (Sh. M. Network)-Qaar ka mid ah Suuqyada Magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa maanta xiran, waxaana jirin dhaqdhaqaaqyada Ganacsi ee Suuqyadaasi. Xirnaashaha Suuqyada...

Galmudug oo sheegtay in Howgallo lagu xaqiijinayo Amaanka ay ka bilaaban doonaan Magaalada Gaalkacyo.

Gaalkacyo (Sh. M. Network)-Duqa Magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug Xirsi Yuusuf Barre ayaa sheegay in maalmaha soo socda ciidamo Isku Dhaf ah oo ka...

Itoobiya oo dad badan u xirtay colaadaha u dhaxeeya Oromada iyo Soomaalida Dalkaasi

Addis Ababa ( Sh. M. Network )-Dowladda Itoobiya ayaa Xabsiga dhigtay 107 ruux oo lala xiriirinayo in ay ku lug lahaayeen colaadihii Qowmiyadaha Somaalida...

Madaxweyne Farmaajo oo saaka booqanayo goobo kala duwan

Garoowe ( Sh M. Network )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo weli ku sugan magaalada Garoowe ayaa lagu wadaa in maanta...

Dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle.

Muqdisho ( Sh. M. Network):-Halkaan ka dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-  

MD Farmaajo oo Xaflad Sagootin ah loogu sameeyay Boosaaso

Boosaaso ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdiga la socday ayaa  xalay Xaflad soo ...

Humar rights watch oo eedeyn u jeedisay Al Shabaab

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warbixin cusub oo dhawaan ay soo saartay hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayey ku sheegtay in Al...

Dhageyso:-Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-