Dhageysiga dacwadda ka dhan ah G/sare C/Naasir Xoosh oo la soo gabagabeeyay

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida ayaa ayaa maanta soo gudbiyay eed loo jeediyay eedeysane Col, Cabdi Naasir Xoosh...

Dhageyso Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle.

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-  

Al Shabaab oo sheegtay in dad ka badan 70 Qof ay ku dileen weerarkii...

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Afhayeenka Ciidmada Al Shabaab Sheekh Cabdicasiis Abuu Muscab oo la hadlayay warbaahinta ku hadasha Afka Al Shabaab ayaa sheegay...

Sawirro:-Soomaaliya iyo Qatar oo Heshiis ku kala Saxiixday Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Waxaa maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray Wafdi heer Caalami ah oo ka socday dowladda Qatar, kuwaas oo heshiis horumarineed...

Dhageyso:-Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Al Shabaab oo Dib Uga baxay Ceelwaaq

Ceelwaaq ( Sh. M. Network )-Dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa Saaka Waaberigii weerar culus waxa ay ku qaadeen Degmada Ceelwaaq ee Gobolka...

Xiisad Siyaasadeed oo weli ka taagan M/ Kismaayo

Kismaayo ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in weli xiisad kacsanaan ah laga dareemayo...

QM oo Dalbatay Dhaqaale wax looga qabanayo Cudurka Jadeecada

Muqdisho (Sh. M. Network)-Hay’adda QM u qaabilsan dhinaca caafimaadka ee WHO iyo Saaxibadeeda dhinaca caafimaadka ayaa dalbaday taageero Dhaqaale, si ay u caawiyaan Dadka...

Talyaaniga Oo Magangalyo Siiyay Qaxooti Soomaaliyeed

Rome ( Sh. M. Network )-Dowladda Talyaaniga ayaa magangalyo siisay qaxootiga gaaraya illaa iyo 113 Qof oo iskugu jira Soomaali, Suudaanta Koonfureed  iyo  Eritrea,...

Iska Hor Imaad khasaaro geystay oo ka dhacay M/ Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Iska hor imaad u dhaxeeyay Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo xalay...