Sawirro:-Guddoomiye Yarisow “Muqdisho way isbeddeli doontaa, waxaana iiga muuqda ifafaalihii guusha horseedi lahaa”

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb galay ciyaarro dhaqameed...

Faah faahinno ka soo baxaya weerar ka dhacay Boosaaso

Boosaaso ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar Xalay Al Shabaab ay ku qaadeen Saldhiga Booliska M/ Boosaaso ee...

Kooxo hubeysan oo xalay dilal ka geystay M/ Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dilal Xalay siyaabo kala duwan uga dhacay degmada Deyniile ee gobolka Banaadir. Illaa...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-    

Sawirro:-Wafdi ka socda QM oo gaaray Dhuusamareeb

Dhuusamareeb ( Sh. M. Network )-Wafdi ballaaran oo ka socday Qaramada Midoobay ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug. Waxaana halkaasi ku soo...

Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Jalalaqsi

Jalalaqsi ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xoogan oo u dhaxeeyay Al Shabaab iyo Ciidamada Dowladda oo saacadihii...

Yariisow oo la kulmay xubno ka kala socday QM iyo Jabuuti

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Eng C/raxmaan Cumar Cismaan “Yariisow” ayaa maanta xarunta Aqalka dowladda hoose ku qaabilay...

Kenya oo loogu baaqay in ay ka hortagto dhalinyarada ku biirta Al Shabaab

Marsabit ( Sh. M. Network )-Qaar ka mid ah Waalidiinta ku dhaqan magaalada Marsabit ee dalka Kenya ayaa dowladda ka dalbaday in ay ka...

Al Shabaab oo Saldhig kala wareegay Ciidanka K/ Galbeed

Qansaxdheere ( Sh. M. Network )-Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal u dhaxeeyay Al Shabaab iyo Ciidamada maamulka Koonfur Galbeed oo...

Maamulka G/ Hiiraan oo sheegay in la aqoonsaday Ruuxii ka dambeeyay qarax ka dhacay...

Baladweyne ( Sh. M. Network )-Maamulka gobolka Hiiraan ayaa faah faahin ka bixiyay qarax Miino oo xalay ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolkaasi. Afhayeenka...