Dhageyso Warka Habeen Ee Idaacadda Shabelle.

Muqdisho ( Sh. M. Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-  

Ciidamo ka wada tirsan kuwa DFS oo ku dagaalamay duleedka Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ciidamo ka wada tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Galabta ku dagaalamay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho Waxaana...

Mareykanka iyo Itoobiya oo ka wada hadlay dagaalka Al Shabaab

Addisa Ababa ( Sh. M. Network )-U qaabilsanaha arrimha Afrika ee Mareykanka Donald Yamamoto oo ka hadlay Booqasho uu ku maray dalal ka mid...

Wasiirka Cadaalada oo qiray in dhibaatooyin ay ka jiraan Maxkamadaha dalka

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji Wasiirka Cadaalada XFS oo maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah masuuliyiinta Wasaaraddaas ayaa...

Kenya oo howlgal ka dhan ah Al Shabaab ka wada Lamu

Nairobi ( Sh. M. Network )-Ciidamada Dowladda Kenya ayaa wada howlgal ay ku baadi goobayaan dagaalyahanno kat irsan Al Shabaab, kuwaas oo shalay weerar...

MD Farmaajo oo siweyn loogu soo dhaweeyay Koonfurta Gaalkacyo

Gaalkavyo ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha JFS Madane Maxamed C/laahi Maxamed “Farmaajo” iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay koonfurta...

Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Al Shabaab oo weerar ku qaaday kolonyo ka tirsan Ciidamada Kenya

Nairobi ( Sh. M. Network )-Sida la xaqiijiyay 1 Qof oo shacab ahaa ayaa ku dhintay, halka sarkaal ka tirsan Ciidamada Booliska dalka Kenyana...

Faah faahinno ka soo baxaya qarax ka dhacay Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay degmada deyniile ee Gobolka Banaadir. Qaraxan...

Ammaanka Deegaanada Ahlusunna oo si weyn loo adkeeyay

Dhuusamareeb ( Sh. M. Network )-Maamulka Gobolllada Dhexe ee Ahlusunna Waljamaaca ayaa sheegay in si aad ah ay u xoojiyeen ammaanka deegaanada Maamulkaasi. Madaxweyne ku...