Imaaraadka Oo joojiyay Tababarkii uu siinayay Ciidamada dowladda

Dubai ( Sh. M. Network )-Dowladda Isu Taga Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay in ay gabi ahaan joojisay howlaheedii tababarada oo ay siin jirtay Ciidamada...

Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-      

Galmudug Oo wada qorshe la isugu furayo Waddooyinka maamulkaasi

Dhuusamareeb ( Sh. M. Network )-Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay wadaan qorshe cusub...

Dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Bakool

Xudur ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaal khasaaro geystay uu maanta ka dhacay deegaanka Abal oo hoostaga...

Dagaal xoogan Oo ka dhacay Wadada xiriirisa Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe

Jowhar ( Sh. M. Network )-Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal u dhexeeyay Ciidamo gadood ka ahaa maamulka HirShabelle iyo Al...

Meydad Hor leh oo Xalay laga soo saaray dhismooyinkii ku burburay Qaraxii Zoobe

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ugu yaraan Meydadka 20 ruux ayaa xalay laga soo saaray dhismaha goobihii ku burburay qaraxii shalay ka dhacay Isgoyska...

Dalxa Oo beeniyay in Xukuumadda faragalin ay ku heyso Golaha Shacabka

Muqdisho ( Sh. M. Neetwork )-Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BFS oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa...

Hormuud Foundation oo deeq Lacageed gaarsiisay Bukaanadii Ku waxyeeloobay Qaraxa Sabtidii.

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Shirkadda Hormuud   Telecom qeybteeda Gargaarka ee Hormuud Foundation ayaa gelinkii dambe ee maanta Deeq Lacageed gaarsiisay Bukaanada ku jira Isbitaalada...

Maxkamad ku taalla Mareykanka oo ka hor timid Go’aankii Madaxweyne Trum

Washington ( Sh. M. Network )-Maxkamad Kutaalla Dalka Mareykanka ayaa qaadacday go’aankii mumnuucida ee Madaxweyne Donald Trum ku soo rogay Muwaadiniinta 8 dal oo...

Guddoomiye Taabid iyo Maamullada Degmooyinka oo ka wada Hadlay Ammaanka Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa la kulmay qaar ka mid ah maamullada degmooyinka...