Wararkii ugu dambeeyay Dadka wax ku noqday Qaraxyo ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Muqdisho (Sh.M.Network)-Warar dheeraad ah oo aan ka heleyno dadkii wax ku noqday Qaraxyadii ka dhacay galinkii dambe ee maanta Magaalada Muqdisho gaar ahaan Qaraxa...

Dawladda Soomaaliya Oo Tirakoobaysa Ajaanibta ku Sugan Gudaha Dalka

Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa go’aamisay in tirakoob rasmi ah lagu sameeyo dadka ajaanibta ah ee kusoo qulqulaya gudaha dalka si loola socdo dhaq-dhaqaaqyada...

Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle.

Muqdisho ( Sh. M. Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Faah faahinno ka soo baxaya qarax ka dhacay Boondheere

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari oo Saakay ka dhacay degmada Boondheere ee gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa...

MD Farmaajo Oo la kulmay Guddigii uu magacaabay guddoomiye Jawaari

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa Xalay kulan gaar ah la qaatay guddi Xildhibaano ah oo uu...

Midowga Yurub oo dhimaya tababarada ay siiyaan Ciidamada DFS

Amistardam, ( Sh. M. Network )-Ururka Midowga Yurub ayaa dhimaya tababarada ay sii ciidamada ammaanka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya . Dowlada Nethelands oo...

WHO oo Deeq Daawo ah ku wareejisay Wasaaradda Caafimaadka

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Hay'adda Caafimaadka Qaramada Midoobay ee WHO ayaa deeq Daawo ah oo gaareysa 32 ton oo Daawo ah ku wareejisay...

Dhageyso:- Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-        

Kenya Oo Maxkamad soo taagtay Muwaadin Somali ah

Mombasa ( Sh. M. Network )-Maxkamad ku taalla magaalad Mombasa ee dalka Kenya ayaa la soo tagay Muwaadin Soomaaliyed oo lagu magacabo Axmed Cabdiweli...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-