Sawirro:-MD Farmaajo “Waa in Galkacayo ay noqoto meesha ay ka bilaabato nabadeynta iyo dib...

Gaalkacyo ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ee uu ku marayo qeybo...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-      

Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xoogan oo Duhurnimadii maanta ka dhacay deegaanka Jasiira ee duleedka...

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo ( Sh. M. Network)-Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/ laahi Maxamed “farmaajo” iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta...

Guddoomiye Taabid oo shaaciyay Xilliga la qabanayo Shirweynaha Nabadeynta G/ Banaadir

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Taabid Cabdi Maxamed Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, Ahna Duqa Muqdisho oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheeciyay...

Kenya oo sheegtay in ay ka hortageyso weerarada Al Shabaab

 Nairobi ( Sh. M. Netwok )-Milateriga dalka Kenya ayaa sheegay in ay si weyn ugu feejigan yihiin weeraro Al Shabaab ay ku qaadaan saldhigyada...

Sawirro:-Shirka dib u eegista sharciga socdaalka oo ka furmay Cadaado

Cadaado ( Sh. M. Network )-Magaalada Cadaado ee Caasimadda KMG ah ee Maamul-goboleedka Galmudug ayaa waxaa maanta ka furmay Shirka Wadatashiga Dib u eegita...

Jasiirada Maldives oo lagu qabtay Doomo laga leeyahay Soomaaliya

Maldives  ( Sh. M. Network )-Ciidamada Ilaalada Badda ee Jasiirada Maldives ayaa gacanta ku dhigay Doomo kalluumeysi oo laga leeyahay Soomaaliya, kuwaas oo la...

QM oo Baaq u dirtay Soomaliland iyo Puntland

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ergayga gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa ugu baaqay Maamulladda Soomaaliland iyo Puntland...

In ka badan 30 Soomaali ah oo lagu xiray Kenya

Nairobi ( Sh. M. Network )-Ciidamada Dowladda Kenya ayaa Saacadihii la soo dhaafay Xabsiga dhigay in ka badan 30 Qof oo Soomaali ah, kuwaas...