Taliye ku xigeenka Booliska Puntland Oo la dhaawacay

Garoowe ( Sh. M. Network )-Wararka naga soo gaaraya deegaanada Puntland ayaa sheegaya in Ciidamo ka wada tirsan kuwa maamulkaasi ay Barqanimadii maanta isku...

Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-  

Dhageyso Barnaamijka Maxaa Ka Run Ah Wixii La Sheegay?

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Maxaa ka run ah wixii la sheegay. Hoos riix si aad u dhageysato:-

Weerar khasaaro geystay Oo ka dhacay gudaha dalka Kenya

Ceelwaaq ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xoogan oo Rag loo maleynayo Al Shabaab ay ku qaadeen gudaha...

Khadar “Waa muhiim in loo midoobo dagaalka Al Shabaab”

Muqdisho ( Sh. M. Netwotk )-Abuukaate Mahadi Maxamed Guuleed Khadar Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka ayaa ugu baaqay dhammaan Ciidamada Xoogga dalka in ay...

Wasaaradda Amniga oo sheegtay in lagu raad joogo Shaqsi Haweeney Ajanbi ah ku Afduubtay...

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Afhayeenka Wasaaradda Amniga XFS Cabdicasiis Cali Ibraahim Xildhibaan oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in laamaha amniga dowladda Soomaaliya...

Sawirro:-RW Kheyre iyo dhigiisa dalka Belgium oo ku kulmay magaalada Brussels

Brussels ( Sh. M. Network )-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, oo maalmahaan safar shaqo ku joogay magaalada Brussels ee dalka...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Kooxo hubeysan Oo Askari ku dilay duleedka M/ Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Kooxo ku hubeysnaa Bastoolada ayaa Barqanimadii maaanta Askari ka tirsanaa Ciidamada dowladda Soomaaliya ku dilay nawaaxiga Isgosyka Ex Koontarool...

Barakacayaal horleh Oo soo gaaray duleedka Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Boqolaal barakacayaal ah oo ka yimid gobollada Hiiraan iyo Sh/ Dhexe ayaa maanta soo gaaray duleedka magaalada Caasimadda ah...