Saldhiga Turkiga ee Magaalada Muqdisho oo Maanta la furayo

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warar hoose oo ay heshay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay jiraan qorshayaal ay wado dowladda...

Al Shabaab oo weerar khasaaro geystay ku qaaday Kenya

Lamu ( Sh. M. Network )-Dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday Saldhig ciidamada Dowladda Kenya ay ku leeyihiin Magaalo...

Uganda oo bilaabeyso in Ciidamdeeda ay kala baxdo Dalka

Kampala ( Sh. M. Network )-Taliska milateriga Uganda ayaa sheegay in ay bilaabayaan la bixida Ciidamooda ka jooga Soomaaliya, kuwaas oo qeyb ka ah...

Ku dhawaad 10 Qof oo Gaajo iyo Haraad ugu Geeriyootay Gaalkacyo

Gaalkacyo ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ku dhawaad 10 Qof ay Gaajo iyo...

Dab Khasaaro Hantiyadeed geystay oo ka kacay Yaaqshid

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka waxaa saakay Dab khasaaro xoogan geystay uu ka kacay Guri ku yaalla Xaafadda Kooka...

MD Farmaajo ” Kuma Talo jiro in la bedello Ra’iisul Wasaare Kheyre”

Garoowe ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in haatan aanu qorshaha ugu jirin in la badelo...

Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle.

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato:-

Meydad iyo Dhaawacyo hor leh oo laga soo saaray dhismaha Hotel Safaari ee Magaalada...

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Iyadoo weli ay jiraan dadaalo lagu baadi goobayo dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay qaraxii shalay ka dhacay...

Imaaraadka Carabta oo ku baaqay in gargaar la gaarsiiyo Soomaaliya

New York ( Sh. M. Network )-Dowladda isu taga Imaaraadka Carabta oo kaashaneysa hay’adaha isku xirka arrimaha gargaarka bani’aadinimo ayaa Magaalada New York ku...

Faah faahinno ka soo baxaya Askar lagu dilay Magaalada Boosaaso.

Boosaaso  (Sh. M. Network)-Waxaa saacadihii la soo dhaafay gudaha Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland lagu dilay Askar ka tirsan ciidanka maamulkaasi Puntland. Weerarka oo...