Maamul cusub oo loo magacaabay Degmada Qoryooley ee Gobolka Sh/Hoose

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa isbedel ku sameeyey maamulka degmada Qoryooley,iyadoo maamul cusub loo magacaabay degmadaasi. Siid Cali Ibraahim Xasan ayaa loo magacaabay guddoomiyahay degmada...

Turkiga iyo Qatar oo gargaar gaarsiiyay Baladweyne

Baladweyne ( Sh. M. Network )-Dowladaha Turkiga iyo Qatar ayaa gargaar gaarsiiyay illaa iyo 5,000 oo ruux oo ka mid ah dadkii dhawaan waxyeelada...

Ciidamo Kenyaan ah Oo qarax lagula eegtay Mandera

Mandera ( Sh. M. Network )-Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ayaa lagu soo warramayaa in maanta qarax Miino lagula eegtay nawaaxiga magaalada Mandera ee...

AMISOM Oo saraakiil Boolis ah geyneyso M/ Baladweyne

Baladweyne ( Sh. M. Network )-Waxaa maanta saraakiil ka socota howlgalka Booliska AMISOM ay gaareen maagalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. U jeedka socdaalka saraakiishaasi...

Sawirro:-Guddoomiye Yariisow Oo Daah-furay qorshe wax looga qabanayo goobaha Biyo dageenada Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Injineer C/raxmaan Cumar Cismaan “Yariisow” guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho ayaa maanta daah-furay qorshe wax looga qabanayo goobaha...

Ciidanka Kenya Oo xiray Xadka Soomaaliya iyo Kenya

Dhoobley ( Sh. M. Network )-Ciidamada milatariga dowladda Kenya ayaa maanta hakad galiyay dhaq dhaqaaqa Xadka ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Waxaana Ciidamadu howlgallo...

Hoobiyeyaal khasaaro Geystay Oo ku soo dhacay Wardhiigley

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya tiro Hoobiyeyaal ah oo Duhurnimadii maanta ku soo dhacay Xaafadda Cali...

Kenya oo Xirtay Lamaane lagu tuhmay Al Shabaab

Nairobi ( Sh. M. Network )-Ciidamada Booliska ee dalka Kenya ayaa xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ku xiray Nin iyo Xaaskiis oo lagu eedeeyay...

Iska hor Imaadyo khasaaro geystay Oo ka dhacay degmada Dharkenley

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa soo baxaya khasaaraha ka dhashay Iska hor imaad khasaaro geystay oo Barqanimadii maanta ka dhacay...

Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-