Xukuumadda Somalia oo Xadideysa Tirada Jaamacadaha ka howlgala dalka

  Muqdisho ( Sh.M.Network):-Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si weyn ugu walaacsan tiradda jaamacadaha ku yaala dalka iyo heerka  tayadooda. Wasaaradda...

QM oo walaac ka muujisay Barakaca ka socda deegaanada Ismaamulka Soomaalida Ethiopia.

  Sanduuqa badbaadada Caruurta Qaramada Midoobay ee UNICEF ayaa ka walaacsan barakac xoogan oo ka dhacay deegaanada Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida ee dalka Ethiopia. UNICEF ayaa...

Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle.

Muqdisho ( Sh. M. Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageyso:-

Madaxweynaha Hirshabelle oo loogu baaqay in uu Iscasilo.

Jowhar ( Sh. M. Network):-Waxaa isi soo taraya baaqyada loogu jeedinayo Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare in uu Iscasilo. Xildhibaan Maxamed Bashiir Daqarre oo...

Maamulka Gobolka Banaadir oo ugu baaqay Ganacsatada in ay ka qeyb qaataan Ololaha Nadaafadeed...

Muqdisho ( Sh. M. Network):-Degmooyinka Boondheere , Howlwadaag iyo Wardhiigleey ayaa  bilow u noqday Ololo Nadaafadeed ee uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Dhageyso Barnaamijka maxaa ka run ah wixii la sheegay?

Muqdisho ( Sh. M. Network):-Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka maxaa ka run ah wixii la sheegay. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Dawladda Soomaaliya Oo Tirakoobaysa Ajaanibta ku Sugan Gudaha Dalka

Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa go’aamisay in tirakoob rasmi ah lagu sameeyo dadka ajaanibta ah ee kusoo qulqulaya gudaha dalka si loola socdo dhaq-dhaqaaqyada...

Madaxweynayaasha Somalia iyo Jabuuti oo Ka wada Hadlay Iskaashiga labada dal.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho qaadaneysa ku tagay Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Dalka Koofur Africa.

  Durban ( Sh.M.Network):- Wararka naga soo gaaraya dalka Koofur Africa ayaa ku soo warramaya in Magaalada Durban ee dalkaasi lagu dilay Muwaadin Soomaaliyeed islamarkaana...

Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle.

Muqdisho ( Sh. M. Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-