Sawirro:-Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Dastuurka oo gaaray Koonfur Afrika

Johannesburg ( Sh. M. Network )-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil iyo wafdi uu hogaaminayo oo isugu jira xubno Wasaaradda ka tirsan...

Dhageyso:- Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle

Muqdisho ( Sh.M.Network-)Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato:-

Akhriso:-War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda oo ku saabsan Soomaalida ku nool Liibiya

Muqdishop ( Sh. M. Network )-War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadada ee Dowladad Soomaaliya ayaa looga hadlay arrimo la xiriira...

Xuutiyiinta oo dilay Madaxweynihii hore ee dalka Yemen.

Sanca ( Sh.M.Network)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xuutiyiinta Yemen ayaa ku dhawaaqday in ay dileen Madaxweynihii hore ee Dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax kadib Qarax ay...

Iska Hor Imaad Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Degmada Kaaraan

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ciidamo ka wada tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Galabta israsaaseyn xoogan waxa ay ku dhexmartay qeybo ka mid...

R/Wasaare ku xigeenka XFS oo lagu soo dhaweeyey Addis Ababa

 Addis Ababa ( Sh. M. Network )-Mudane Mahdi Maxamed Guuleed  Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaya ayaa gaaray magaalada Addis...

Dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle.

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland oo qarax lagula eegtay Boosaaso

Boosaaso ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Barqanimadiii maanta Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland lagula eegtay bartamaha Magaalada...

Wariye Boqorka Bartamaha oo dib u helay xuriyadiisa

Maxamed Aweys Muudeey “Boqorka Bartamaha ” oo mudo 4 sano ah ku xirna dalka Itoobiya ayaa dib u helay xuriyadiisa. Dowladda Madaxweyne Farmaajo ayaa ku...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-