27.3 C
Mogadishu
Saturday, December 15, 2018

Dhageyso:-Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Al Shabaab Oo weerar ka fuliyay duleedka Kismaayo

Kismaayo ( Sh. M. Network )-Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar qorsheysan oo saacadihii la soo dhaafay Al Shabaab ay ka...

R/W Kheyre Oo kulan la qaatay Hay’adaha Ammaanka

Muqdisho ( Sh. M. Network )-dar-dar galinta amniga caasimadda  ayaa looga hadlayey shirkaan uu Ra’iisul Waasaaraha xukumadda federaaLka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre uu...

Sawirro:-Madaxweynaha JFS oo Casho Sharaf u Sameeyay Guddigii Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xalay waxa uu Xarunta Madaxtooyada ugu sameeyay casho sharaf Guddigii...

Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM Oo qarax lagula eegtay Shabeelaha Hoose

Afgooye ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Xalay Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM lagula eegtay deegaanka Shalanbood ee...

Wiil dhalinyaro ahaa Oo Xalay lagu dilay Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa xalay Wiil dhalinyaro ahaa ku dilay gudaha degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir. Marxuumka la dilay...

Dhageyso:-Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Banaanbax ballaaran Oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo ( Sh. M. Network )-Banaanbaxani oo ahaa mid ballaraan, islamarkaana looga soo horjeeday diidmada Lacagta shilinka Soomaaliga ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo...

Wasiir Canshuur Oo ka hadlay dhismaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada Cabdi Canshuur Xasan ayaa ka warbixiyay guulaha laga gaaray dhismaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo...

Guddoomiyaha Baardheere Oo xilka qaadis lagu sameeyay

Baardheere ( Sh. M. Network )-Wasaaradda arrimaha gudaha ee  Jubbaland ayaa maanta xilka qaadis ku sameysay guddoomiyiha degmada Baardheere ee gobolka Gedo C/laahi Nuur...