Dhageyso:-Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageyso:-

Kooxo hubeysan Oo Wiilal Walaalo ahaa ku dilay Dharkenley

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Dabley hubeysan ayaa lagu soo warramayaa in xalay dilal qorsheysan ay ka geysteen gudaha degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir. Waxaana...

Xujey Soomaaliyeed Oo ku Geeriyootay Sacuudi Carabiya

Riyadh ( Sh. M. Network )-Wararka naga soo gaaraya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku warramayaa in illaa 2 Xujey Soomaali ah shalay ay...

DFS Oo heshiis la Saxiixatay shirkad Mareykan ah

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Heshiiskan ayaa waxaa horaantii bishan u saxiixay dowlada Soomaaliya safiirka u fadhiya Qaramada Midoobay Abukar Osman halka shirkadda  Sonoran...

Dagaalyahanno ka tirsan Al Shabaab Oo Jilib lagu soo bandhigay, iyagoo xiran Tuutaha Ciidanka...

Jilib ( Sh. M. Network )-Al Shabaab ayaa soo bandhigay Saraakiil iyo askar kuwooda ah oo xiran dharka Ciidamada Dowladda Somaliya, gaar ahaan kuwii...

Mareykanka Oo Duqeyn xoogan ka fuliyay J/ Hoose

Kismaayo ( Sh. M. Network )-War ka soo baxay Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaano Africom ayaa lagu sheegay in ay fuliyeen...

Dhageyso:-Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Madaxweyne cusub Oo loo doortay D.D.S.I.

Jigjiga ( Sh. M. Network )-Guddiga fulinta ee shacabka Dimuqraadiyadda Dowlad deegaanka Somalida,ayaa Madaxweyne KMG ahna Madaxweyne Ku xigeenka u doortay Mustafe Muxumed Cumar...

Faah faahin:-Dagaal iyo Duqeyn xoogan Oo ka dhacday Marka

Marka ( Sh. M. Netwotk )-Dagaal culus oo u dhexeeyay Ciidamada milatariga Somalia oo kaashanaya kuwa AMISOM  iyo Al Shabaab oo dhinac ah ayaa...

Madaxweyne Farmaajo Oo baaq u diray Shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Somalia Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay Ummadda Soomaaliyeed in ay la shaqeeyaan Ciidamada amniga, si loo...