UNICEF oo ka hadashay mid ka mid ah shaqaalaheeda oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho( Sh. M. Network )-Sanduuqa badbaadada Caruurta Qaramada Midoobay ee UNICEF ayaa markii ugu horreysay ka hadashay mid ka mid ah shaqaalaheeda oo dhawaan...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ku wajahan Baraawe

Baraawe ( Sh. M. Network )-Wafdi oo uu hoggaaminayo madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan sheikh Aadan ayaa goor dhow ku wajahan magaalada Baraawe ee...

Ciidamada Jabuuti oo qarax lagula eegtay Baladweyne

Baladweyne ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo Barqanimadii maanta ka dhacay magaalada Baladweyne...

Dhageyso:-Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Dabageed “Lacago fara badan ayaa lagu bixiyay Doorashadii Xildhibaanimo ee Jowhar”

Jowhar ( Sh. M. Network )-Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar "Dabageed" oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in...

Hiiraan oo dib looga dhaqan galiyay Isticmaalka Lacagta Shilinka Soomaaliga ah

Baladweyne ( Sh. M. Ntwork )-Sida uu Idaacadda Shabelle u xaqiijiyay guddoomiye ku xigeenka dhinaca Amniga iyo Siyaasadda maamulka g/ Hiiraan Xuseen Cismaan Muumin...

Muwaadin Soomaali ah oo ay xukun ku riday maxkamad ku taalla Mareykanka oo dalbaday...

Columbus ( Sh. M. Network )-Muwaadin Soomaali ah oo lagu eedeeyay in uu doonayay inuu weerar ku qaado xarun caafimaad oo Ciidamada Mareykanka ay...

Golaha Badbaadad k/ Galbeed oo eedeyn u jeediyay Shariif Xasan

Baydhabo ( Sh. M. Network)-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa lagu eedeeyay in dhismaha Golaha deegaanka oo uu maalmihii dambe ka waday...

Shirka Midowga Afrika oo galay maalintii labaad

Addis Ababa ( Sh. M. Network )-Waxaa maalintii labaad Dalka Itoobiya ka soconaya Shir madaxeedka Midowga Africa oo looga hadlayo arrimo fara badan,waxaana wafdiga...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-