QM oo war ka soo saartay Duqeyntii Mareykanka ee Gobolka Bari

New York ( Sh. M. Network )-Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Daacishta ku sugan Soomaaliya in ay ka barbar dagaalamaan Ajaaniib dhowr ah, oo...

Xildhibaano hor leh oo Saxiixay Mooshinka ka dhanka ah Madaxweyne Shariif Xasan

Baydhabo ( Sh. M. Network )-Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG Maamulkaasi,...

Rag hubeysan oo Qof Shacab ahaa ku dilay Duleedka Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo duleedka Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa sheegaya in xalay Rag ku hubeysnaa Bastoolado ay Qof...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-      

DHAGEYSO Barnaamijka Qubanaha Wararka Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)– Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Barnaamijka Qubanaha Wararka ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

DHAGEYSO Barnaamijka Cadaallada ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Barnaamijka Cadaallada ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

DHAGEYSO Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

RW ku Xigeenka Soomaaliya oo Magaalada Sharmal-Sheekh kula kulmay RW Dalka Masar

Raiisul wasaare ku xiggeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa Magaaladda Sharma-sheekh kula kulmay Raiisul Wasaaraha Dalka Masar Sherif Ismail Mohamed. Labada masuul,...

Gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo lagu rasaaseeyay Shabeelaha Hoose

Afgooye ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in goor dhow Gaari ay saarnaayeen dad shacab ah lagu rasaaseeyay...

Faah faahinno ka soo baxaya Qarax ka dhacay Degmada Hodan

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax Gaari oo ka dhacay degmada Hodan ee Gobolka...