Dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle.

Muqdisho ( Sh. M. Network):-Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Shir-Madaxeedka Midowga Afrika

Addis Ababa, 28 Jan, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Shir-Madaxeedkii 30-aad ee Midowga...

Xildhibaan Cusub oo lagu doortay magaalada Jowhar

Jowhar ( Sh. M. Network )-Guddiga doorashooyinka Madaxa Banaan ayaa goor dhow ku dhawaaqay natiijada doorashada kursiga ka bananaa Golaha Shacabka, kaas oo maanta...

Wasaaradda Caafimaadka oo ku dhawaaqday in Cudurka Juudaanka lagu arkay Soomaaliya

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa sheegtay in dalka lagu arkay Kiisas la xariira cudurka...

Shirka Midowga Afrika oo maanta ka furmay Addis Ababa

Addis Ababa ( Sh. M. Network )-Shirka Midowga Afrika ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, waxaana...

Subagle “Ma fududa in AMISOM ay ka baxaan Soomaaliya”

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Taliyaha Ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ee Soomaaliya General Cismaan Nuur “Subagle” ayaa ka hadlay arrimaha ku aadan ka bixitaanka...

MD Farmaajo oo la kulmay Xoghayaha Guud ee QM

Addis ababa ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo" ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya kulan gaar ah...

Sawirro:-Ololaha Talaalka Cudurka Dabeysha oo laga daah furay M/ Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Hay’adaha Qaramada Midoobay ee UNICEF iyo WHO ayaa maanta Muqdisho ku qabtay Munaasabad lagu daah furayay Ololaha Talaalka Cudurka...

Kenya oo ku Baaqday in dhaqaale lagu bixiyo dagaalka Al Shabaab

Nairobi  ( Sh. M. Ntwork )-Madaxweynaha dalka kKnya Uhuru Kenyatta ayaa hogaamiyeyaasha dalalka Qaaradda Afrika oo uu kulan ugu furmay magaalada Addis Ababa ee...

Faah faahinno ka soo baxaya dagaal markale ka dhacay deegaanka Tukaraq

Laascaanood ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Soomaaliland iyo kuwa Puntland oo maanta markale dib...