Nabad Sugida Somalia oo sheegay in ay gacanta kus oo dhigeen Xubno ka tirsan...

  Muqdisho ( Sh.M.Network):-Ciidamada Amniga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay labo Nin oo ka tirsan...

Xaalufinta Dhirta oo ka bilaabatay gobolka Gedo

Ceel Waaq ( Sh. M. Network )-Waxaa si xoogan Xaalufinta Dhirta looga dareemayaa deegaano ka tirsan gobolka Gedo, iyadoona la arkayo dhalinyaro xaalufin ku...

Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle oo Sheegay in la magacaabayo guddiga doorashada maamulkaasi

Jowhar (Sh. M. Network)- Guddoomiye ku xigeenka 2 aad ee baarlamaanka maamulka Hirshabelle Marwo Canab Axmed Ciise ayaa sheegtay in Saacadaha soo socda la...

Kooxo hubeysan Oo Askari ku dilay M/ Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Kooxo ku hubeysnaa bastoolado ayaa maanta askari ka tirsanaa Ciidamada DFS ku dilay agagaarka Isgoyska Siinaay ee M/ Muqdisho. Sida...

Kenya oo Soo bandhigtay Meydadka dagaalyahanno ka tirsanaa Al Shabaab

Nairobi ( Sh. M. Network )-Ciidamada Booliska gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa soo bandhigay Meydadka illaa 3 dagaalyahan oo ka tirsanaa Xarakada...

DHAGEYSO Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

Duq cusub Oo loo doortay magaalada Garoowe

Garoowe ( Sh. M. Network )-Waxaa maanta magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland lagu doortay Duq cusub, kadib doorasho ka dhacday magaaladaasi. Illaa 2 musharrax oo...

Caalim oo ka hadlay Ciidamada Isku dhafka ah ee loo sameeyay Gaalkacyo

Gaalkacyo ( Sh. M. Network )-Madaxweynihii hor ee Galmudug Maxamed Axmed Caalim oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in uu si...

Madaafiic khasaaro geystay oo lagu garaacay Magaalada Muqdisho

Muqdisho (Sh M Network)—Waxaa warar dheeraad ah ay ka soo baxayaan khasaaraha ka dhashay maadaafiic ku hoobtay Degmada Wardhiigleey ee Magaalada Muqdisho. Madaafiicdan midkooda ayaa...

Maalinta Qaran Ee Qaxootiga soo noqonaya Oo laga xusay magaalada Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Maalinta Qaran ee qaxootiga soo noqonaya iyo barakacayaasha ayaa lagu iclaamiyey shirkii Qaxootiga Qaranka ee dhacay sanadkii 2017-kii waxaana...