Guddiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle oo La Magacaabay

Jowhar (Sh. M. Network)-Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Hirshabelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed ayaa magacaabay guddiga doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabelle, kuwaas oo ka shaqeyn doono arrimaha...

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo ka hadlay Dhul Boob lagu hayo Shaqaalihii hore ee...

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Xilli indhawaanahaan Saraakiishii hore ee Bankiga dhexe ay ka cabanayeen dhul boob lagu hayo Guryahooda oo ku yaalla Xaafadda...

Jaamacadda Jobkey oo Fursad  Waxbarasho Dibadda ah U Keentay Ardayda Soomaaliyeed (Sawirro)

Muqdisho (Sh. M. Network)-Masuuliyiinta Jaamacadda Jobkey ayaa maanta Ardaydii ka qalin Jabisay Jaamacadaasi waxa ay u soo bandhigeen Fursado waxbarasho  oo  Darajada Masterka ah,...

Dhageyso Barnaamijka Maxaa ka run ah wixii la sheegay?

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Maxaa ka run ah wixii la sheegay? Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Beesha Caalamka oo ka hadashay khilaafka siyaadeed ee Maamulka Hirshabelle

Muqdisho (Sh M Network)—Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Dowladaha Ethiopia, Talyaaniga, Sweden, Boqortooday Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa si dhow...

Akhriso:-Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Qaraxii Zoobe iyo Arrimo Kale

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada...

Shil Khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Shil gaari oo khasaaro geystay ayaa Barqanimadii maanta ka dhacay Nawaaxiga Kuliyadda Jaale Siyaad Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Shilkan...

Xaalad kacsanaan Oo ka taagan M/ Baladweyne

Baladweyne ( Sh. M. Network )-Xilli Shalay wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka HirShabelle ay xil ka qaadis ku sameysay Duqii M/ Baladweyne ee xarunta...

Yariisow Oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka ee gobolka Banaadir

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo kulan la qaatay qaar kamid...

Dhageyso:- Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-