Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Dalka Koofur Africa.
Durban ( Sh.M.Network):- Wararka naga soo gaaraya dalka Koofur Africa ayaa ku soo warramaya in Magaalada Durban ee dalkaasi lagu dilay Muwaadin Soomaaliyeed islamarkaana...
Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle.
Muqdisho ( Sh. M. Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle.
Hoos riix si aad u Dhageysato:-
Jaamacadda Jazeera Oo soo bandhigtay Master cusub
Muqdisho ( Sh. M. Network )-Munaasabaddan oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qeyb galay qeybaha kala duwan...
Booliska Kenya Oo eedeyn u jeediyay shacabka Lamu
Lamu ( Sh. M. Network )-Taliyaha Ciidamada howlgalka Keymaha Booni ee magaalo Xeebeedka Lamu dalka Kenya Josef Kenyeeri ayaa ku eedeeyay dadka deegaanada maamulkaasi...
AMISOM Oo bilowday ka bixitaanka Stadium Muqdisho
Howl-galka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa soo dhoweeyay tallaabada ay Ciidankoodu ugu saarayaan Garoonka weyn ee Stadium Muqdisho.
Ergeyga gaarka ah ee Midowga...
Kooxo hubeysan Oo Askari ku dilay degmada Heliwaa
Muqdisho ( Sh. M. Network )-Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa barqanimadii maanta Askari ka tirsanaa Ciidamada DFS ku dilay gudaha degmada Heliwaa ee gobolka...
WFP Oo Gargaar gaarsiisay kumanaan Soomaali ah
Jigjiga ( Sh. M. Network )-Barnaamijka cuntada adduunka ee WFP ayaa Raashiin gargaar ah u qaybiyay kumanaan Soomaali ah oo ku barakacay rabshadihii khasaaraha...
Maxkamadda CQS Oo xukuntay Askari dilay qof shacab ah
Muqdisho ( Sh. M. Network )-07/08/2018 ayaa la soo gaba-gabeeyay Maxkamadeynta Cabdiraxmaan Cumar Cismaan oo loo heysto dilka AUN Marxuum Xasan Abshir Warsame oo ka dhacay...
Dhageyso:-Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle
Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle.
Hoos riix si aad u Dhageysato:-
Madaxweynaha JFS Oo gaaray dalka Jabuuti
Jabuuti ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo saakay ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa...