Ciidanka Puntland Oo qaraxyo ku qabtay Boosaaso

Boosaaso( Sh. M. Network )-Laamaha ammaanka ee Puntland ayaa soo bandhigay qaraxyo ay ku qabteen gudaha suuqa weyn M/  Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Ciidamada...

Rag hubeysan Oo Guddoomiye Waaxeed ku dilay Bakaaraha

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Kooxo hubeysan ayaa maanta ku dilay gudaha Suuqa Bakaaraha, gaar ahaan qeybta Daawada laba ruux oo mid ka mid...

Dhageyso:-Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

Sarkaal dilay Haweenay ay kala tageen Oo la xukumay

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Xidigle NISA  Maxamed Cabdiraxmaan Cali ayaa loo heystaa dilka Marxuumad Sacdiyo Khaliif Faarax oo aheyd Xaaskiisii hore, dilkaas oo...

Al Shabaab Oo weerar ka fuliyay G/ Jubbada Hoose

Kismaayo ( Sh. M. Network )-Wararka laga helayo gobolka Jubbada Hoose ayaa ku warramaya in xalay weerar culus Al Shabaab ay ka fuliyeen gobolkaasi. Weerarka...

NISA Oo shaacisay in la qabtay xubin ka tirsan Al Shabaab

Muqdusho ( Sh. M. Network )-War ka soo baxay hay’adda Nabad Sugida iyo Siroodnka Qaranka ayaa lagu sheegay in 18-kii bishan la soo qabtay...

Kenya Oo maxkamad soo taagtay Rag loo heysto weerarkii M/ Nairobi

Nairobi ( Sh. M. Network )-Maxkamadda ku taalla Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa la soo taagay illaa 5 qof oo lala xariirinayo in...

Qarax khasaaro geystay Oo ka dhacay M/ Baydhabo

Baydhabo ( Sh. M. Network )-Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaaro geystay oo xalay ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta...

AMISOM Oo weerar madaafiic ah ka fulisay Sh/ Hoose

Afgooye ( Sh. M. Network )-Sida ay ugu warrameen Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ilo deegaanka ah waxaa saaka Aroortii Ciidamada AMISOM ee ku...

Dhageyso:-Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-