Soomaaliland oo ka digtay in la hor dhaco Natiijada Doorashada Maamulkaas

Hargeysa ( Sh. M. Network )-Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Soomaaliland Yaasiin Ciise “”Fara-tool” ayaa ka digay in laga hor dhaco Natiijada doorashada madaxtinimada Maamulkaasi. Waxaana...

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo Mooshin ka gudbiyay Guddoomiye Jawaari

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Sida ay xaqiijinayaan Ilo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya waxaa qaar ka mid ah Xildhibaanada ay Mooshin ka gudbiyeen guddoomiyaha...

Rag hubeysan oo Nabadoon Caan ahaa ku dilay Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Rag ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Duhurnimadii maanta Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir ku dilay Nabadoon Magaciisa lagu soo koobay...

Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

DEG DEG:-Wasiirka Maaliyadda oo isaga baxay kulanka Golaha Wasiirada

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo haatan ka socda xarunta Madaxtooyada ayaa lagu soo warramayaa in uu isaga baxay...

Shirka Golaha Wasiirada ee lagu waday in lagu qabto Baydhabo oo Baaqday

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo lagu waday in maanta lagu qabto Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG Maamulka Koonfur...

Howlgallo Ballaaran oo xalay laga sameeyay Magaalada Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa xalay howlgallo ballaaran ka sameeyay Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho. Howlgalladan oo u muuqday...

RW Khere oo sheegay in ay xoojinayaan dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa madaxda Maamulka Koonfur Galbeed kala hadlay howlgallada ka dhanka ah...

Shil khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil khasaaro geystay oo saakay ka dhacay deegaanka Weydow ee duleedka Magaalada...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-