Askari ka tirsanaa Ciidamada DFS oo lagu dilay Muqdisho

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Askari ka tirsanaa Ciidamada DFS ayaa Barqanimadii maanta lagu dilay Isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho. Waxaana dilkaasi ka dambeeyay Askar...

DHAGEYSO Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (Sh M Network)-- Waxaad halkan ka dhageysan kartaa Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

RW Kheyre Oo si weyn loogu soo dhaweeyay Abu Dhabi

Abu Dhabi  ( Sh. M. Network )-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay  fiidkii gaaray magaalada Abu Dhabi ee...

Puntland oo Ku Eedeysay Maraakiibta Shisheeye in ay Duqeeyaan deegaanadeeda

Boosaaso (Sh. M. Network)-Guddoomiyaha deegaanka Caluula ee Gobolka Bari Maxamuud Axmed Ceynab oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu sheegay in Maraakiibta dagaal ee...

Beyle “Waan xalinay Cabashadii Ganacsatada Soomaaliyeed”

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Wasiirka Maaliyadda XFS C/raxmaan Ducaale Beyle oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay...

Mareykanka oo Qirtay in ciidamadiisa ay ka qeyb qaateen Weerarkii Bariire

Jabuuti ( Sh. M. Network )-Taliska ciidanka Mareykanka ee loo soo gaabiyo Africom oo faah faahin dheeraad ah ka bixiyay weerarkii 25 kii bishan...

Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh. M. Network)-Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

DEG DEG: Dab xoogan oo ka kacay suuqa labaad ee ugu weyn Muqdisho

Muqdisho (Sh M Network) -- Waxaa caawa dab xoogan uu ka kacay suuqa labaad ee ugu weyn Magaalada Muqdisho. Dabkan ayaa ka kacay dhinaca Sarifka...

Yariisow Oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka ee gobolka Banaadir

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo kulan la qaatay qaar kamid...

Walaac xoogan oo laga muujinayo muranka ka dhex jira Maamulka Hirshabelle

Muqdisho ( Sh. M. Neetwork )-Cabdikariin Faarax (Dulmi Diid) oo ka mid ah Aqooyahanada Soomaaliyeed ee ku sugan Dalka Dibaddiisa, ahna guddoomiyaha Ururka Cadaaladda...