Madaxweynaha Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka hadlay Kiiska Dhiibistii Qalbi Dhagax.

Muqdisho ( Sh. M. Network):-Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Kiiskii dhiibista Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax ayaa sheegay in uu ku raacsan yahay go’aankii...

Howlgallo ballaaran Oo laga sameeyay M/ Gaalkacyo

Gaalkacyo ( Sh. M. Network )-Ciidamada ammaanka ee Galmudug ayaa maanta howlgallo ka sameeyay qeybo ka mid ah magaalada Gaalkacyo ee xarunta G/ Mudug. Howlgallada...

Xildhibaanada Hirshabelle oo Ansixiyay Golaha Wasiirada Maamulkaas

Jowhar ( Sh. M. Network )-Xildhibaanada Hirshabelle ayaa goor dhow Ansixiyay Golaha Wasiirada Maamulkaasi, kadib kulan ay ku yeesheen Magaalada Jowhar ee xarunta G/...

AKHRISO:- Dowladda Federaalka oo Taageertay Go’aankii Xilka Looga Qaaday Madaxweyne Cosoble

Muqdisho (Sh. M. Network)-Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Magaalada Muqdisho wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Federaalk Cabdi Faarax Saciid ( Juxa )...

Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo ( Sh. M. Network )-Maleeshiyaad kala taabacsan Maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa markale maanta ku dagaalamay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta G/ Mudug. Waxaana dagaalkan...

HirShabelle oo xoojineysa dagaalka AlShabaab

Jowhar (Sh.M.Network) - Wasaarada amniga dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegtay in uu socdo qorshe lagu doonayo in lagu hubeeyo maleeshiyaad ku sugan qeybo ka...

Al Shabaab Oo sarkaal ka goostay ku dilay G/ Gedo

Garbahaarey ( Sh. M. Network )-Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in Saacadihii la soo dhaafay Al Shabaab gobolkaasi ay ku dileen...

Dhageyso:-Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-

XFS Oo ka hadashay qorshaha Maxkamadda CQS lagu geeyay magaalada Gaalkacyo

Muqdisho ( Sh. M. Ntwork )-Agaasimaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Sonkor Jaamac Geyre ayaa shaaca ka qaaday sababaha xarunta Ciidamada qalabka sida loo...

Howlgal Dagaalyahanno ka tirsan Al Shabaab lagu soo qab qabtay oo laga sameeyay Shabeelaha...

Afgooye ( Sh.M.Network):-Sida uu Idaacadda Shabelle u xaqiijiyay Gaashaanle Maxamed Cumar Maxamed oo ka mid ah Saraakiisha Ciidanka Milatariga Soomaaliyeed howlgal ay Ciidamada dowladdu...